daajis.com:-Arday u dhashay dalka Maraykanka oo lagu magacaabo Otto Warmbier ayaa waxaa maanta la soo taagay Maxkamadda Sare ee dalka Kuuriyada Waqooyi kadib markii lagu soo oogay Dembi la xiriira siyaasad caddowtooyadda leh ee ay dadka Maraykanka u hayaan Midnimadda dalka Waqooyiga Kuurya, inkastoo aysan jirin caddaymo muujinaya inuu Eedeysanaha xiriir la leeyahay dowladda Maraykanka.
Dhegeysiga dacwadda oo socotay muddo hal saac ah ayaa waxaa Dalxiisahaasi lagu xukumay Xabsi gaaraya 15 sanno iyo shaqo culus.
Eedeysanaha ayaa u sheegay Suxufiyiinta isagoo ooynaya in lagu qabtay calan yar oo ay ku qoran yihiin hadallada dowladda dalkaasi (probogaando)(Banner) oo uu doonayey inuu geeyo kaniisadda uu ka tirsan yahay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:00 and have
, Published at