Faa`ida Badan Oo Ku Jirta Kulanka Macaan Ee Aroortii La Sameeyo+ Sawirro

Faa`ida Badan Oo Ku Jirta Kulanka Macaan Ee Aroortii La Sameeyo+ Sawirro

daajis.com:-Qubarada ku xeel nolosha sariirta ayaa sheegaya in kulanka macaan ee labada laamaane uu ugu fiican yahay xiliga aroortii , iyadoo ay tilmaameen in lamaanayaasha galmo subaxeedka sameeya ay ka caafimad badan yihiin dhigooda kale .


Waxaa la tilmaamay in lamanaaysha subaxii nolosha sameeya in jirkooda uu gubo 300 oo tamar maadaam jirkooda uu fir fircoon yahay .


Baaritaano ayaa sheegaya in hormone-ka uu soo daayo jirka haweenka xiliga aroortii (ostarajijiin) in jirka haweenka ka dhigayo mid ifiya halka timo qurxoonna ay helayaan.

Qubarada ayaa xusaya in kulanka aroornimo uu  laba jibaar uu ka xaraarad badan  yahay kan xiliyada kale dhaca .

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada