daajis.com:- Faysal Cali waraabe ayaa wuxuu waraysi uga Hadlay Doorashada Soomaaliya, Isagoo sheegay inaan Bulshada Soomaaliyeed dan ugu jirin inuu soo noqdo madaxwayne Xasan sheekh Maxamuud.
Dhinaca kale Faysal ayaa wuxuu weerar ku qaaday maamulka Puntland oo ka horyimid Nidaamka 4.5, Wuxuuna sheegay in Gobolada Nugaal iyo Bari ay Soomaalidu ka maaranto, isagoo soo jeediyey inaan loo Joojin dhawaaqa Puntland.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:30 and have
, Published at