Haddii Aad Sameyso 4-taan Arin , Indhihiisa Haweeney Kale Ma Soo Qabanayaan .

Haddii Aad Sameyso 4-taan Arin , Indhihiisa Haweeney Kale Ma Soo Qabanayaan .

daajis.com:-Haween badan ayaa is weydiiya sida ay raggooda uga yeelan lahaayeen kuwo aan laheyn indho iyaga ay ku arkaan mooyee , daajis ayaa hadaba ku siineysa talo gaaban oo fariid kaa dhigeysa isla markaana ninkaada ka dhigeysa maqsuud .

1- Jooji Warbixinta Maalin Laha Ah : marka uu guriga yimaado durba haku furin sheekada xaalka waxii guriga ka dhacay malaintaas oo haka hor geyn dood iyo calaacal .
2- Jooji Daba Galka : haka badin fariimo qoraaleedka iyo wicitaanka ee aad ku dooneyso

in aad ku ogaato xaalkiisa inta uu guriga ka maqan yahay , ogoow ragga qaarkood waa dhibsadan arintaas , (fariimo qoraaleed haddii ay tahayna haka bad badin oo asbuucii 3 jeer kaliya u dir )

3- Yareey Ganuunaca : haween badan ayaa u arka arintaan mid ay kaga heli karaan ragga wax waliba oo ay doonayaan , been ayaa lagu sheegay ee yareey ganuunaca oo ku qanac waxa awoodiisa ah .

4 Hana Noqon Qof Dalab Badan tanina ragga badan ayaa ka qaada madax xanuun
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 07:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada