Kulanka Macaan Ee Sariirta Ee Joogtada Ah Oo La Sheegay Inuu Faa’idadaan U Leeyahay Lamaanaha

Kulanka Macaan Ee Sariirta Ee Joogtada Ah Oo La Sheegay Inuu Faa’idadaan U Leeyahay Lamaanaha

daajis.com:-Sida la ogsoon yahay kulanka naxariista ee labda lamaane ayaa yareeya heerka wel welka isla markaana waxa ay gubayaan tamarta jirka balse daraasad cusub ayaa sheegeysa in kulankaas uu maskaxda ka yeelo mid feejigan

Waxaa la xusay in lamanaayaasha kulanka joogto u sameeya maalintii ay aad shaqeeyso maskaxdooda iyadoo uu ka qeyb qaato in maskaxda ay ahaato mid foojigan


Waxaa la xusayaa in awoodda maskaxda ku xeran tahay kulanka sariirta , waxa uuna sidoo kale yareeyaa wel welka iyo casbid.

source:iftineducation



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada