Ma Dhabaa in Haweenka uurka leh galmada jecelyihiin

Ma Dhabaa in Haweenka uurka leh galmada jecelyihiin

daajis.com:- Kulanka saameyn dhab kuma laha haweenka uurka leh inta badan , waxa ayna taqaatiirta qaarkood ku taliyaan in loogu roonaado maadama dhalamada ay gacan ka geysaneyso waana in ay ahaataa mid jilicsan ciyaartaas.

Balse maskaxda waxaad gilisaa in mararka qaar ciyaarta ay dhib u tahay caafimaadka haweneyda iyo uur ku jirkeeda waana hadii ay arimahaan jiraan .

1- Haddii haweeneyda horay uga soo daashay in ilmaha xilli hore kasoo dilmaan ( dhicis).

2- In finan ka soo baxaan minka hoostiisa taas oo keeneysa dhiig bax ugu dambyeyntii ilmaha soo dhiciseynaya hadii haweeneyda bilaha ugu horeeya ku jirto.

3- in biyaha dhalmada soo muuqdaan.

Sidoo kale haddii ninka uu qabo xanuunada galmada laga qaado sida Herpes ( HSV) waan dil dilaacyo daloolka malabyaroowga gala iyo afka hore taas oo keeneysa cun , sidoo kale Chlamydia oo ah Virus xubinta ku dhaca kaas oo keena in mararka qaar in xubinta shaqada gabto.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada