daajis.com:- Shaqooyinka
eebbe ugu talagalay qooraha waxaa ugu muhiimsan in ay xifidyaan
heerkulka xaniinyaha waana in 2 degree uu mar waliba ka hooseeyo
heerkulka jirka qeybihiisa kale.
-Qooraha waxuuu ku
saacidaa xaniinyaha in aysan qiyaastaas aysan ka badan kana yaraan
haddii kale waxaa dhaawac gaarayo unugyada sameeyo shahwada oo qofka
madhalays ayuu noqonayaa.
-Waxuu qooraha uu
dheeraadaa oo kala fidaa haddii kuleelka uu bato si xaniinyaha kulelka
ay dareemeen loogu faafiyo qeybaha kale ee samaysmay markii qooraha ay
fideen.
-Waxyaabaha kale oo dheereeyo qooraha ayaa waxaa ka mid ah in la jiidjiido taasoo ragga qaar caado u ah.
-Haddii qabow uu yimaado, qooraha way isu soo aruuraan oo caloosha dhinaceeda ayay qandhac ka soo raadiyaan.
https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 10:00 and have
, Published at