daajis.com:- Telefishanka afka xukuumadda ku hadlaya ayaa war uu sii daayay kaga hadlaya dagaalkii dhexmaray ciidamada xeebaha Djibouti Iyo kuwa maamulka Somaliland, Kaasi oo ka dhacay magaalo xeebeedka Saylac, islamarkaana uu ku dhintay askariga ka tirsan ciidamada maamulka S.land.
Telefishanka Dawlada Djibouti ayaa sheegay in ciidamada badda Djibouti dagaal la galeen maleeshiyo ka tirsan dawlada Soomaaliya oo ku soo xad gudbay badda Djibouti.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:00 and have
, Published at