daajis.com:- Haweenka u dhashay dalka Syria ayaa qeyb libaax leh ka qaata dagaalka ka dhanka ah kooxda isku magacoowday dowladda Islaamiga ee ISIS, kuwaasi oo gacantooda Axadii ka baxday magaalada taariikhiga ah ee Palmyra.
Muuqaalkaan oo saxaafadda caalamka si weyn u baahiyeen ayaa ah dagaal faraha la iskula tegay oo haweenka Syrian aan horay ugu mid aheyn ciidamada kuna dagaalamaya hubka culus iyo kuwa fudud, kaasoo ka dhacay magaalada Raqqa.
Dhanka kooxda khilaafada Islaamiga ayaa iyaguna dumarka iyo caruurta u tababara dagaalka ay ku sheegeen inuu yahay mid jihaadi ah.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:09 and have
, Published at