Qaar kamid ah Maxaabiistii Al Shabaab oo ay Warbaahintu Waraysatay (VIDEO)

Qaar kamid ah Maxaabiistii Al Shabaab oo ay Warbaahintu Waraysatay (VIDEO)

daajis.com:- Dhalinyarsdii lagu soo qabtay dagaalkii ururka Al Shabaab ay la galeen Maamulladda Puntland iyo Galmudug ayaa waxaa jiray ciidan u badan caruur iyo dhalinyaro oo lagu soo qabtay-qabtay dagaalkaasi, hadaba qaarkamid ah dagaalyahanadaasi ayaa waxaa lagu soo bandhigay magaaladda Garoowe ee xarunta maamulka Puntland.

Wariyeyaal ugu tagey xabsigii ay ku xaraysnaayeen dhalinyaradani ayaa waxa ay ka waraysteen, deegaanadda ay ka yimaadeen, sidii ay ugu biireen uruka Al Shabaab iyo sababtii ay ugu soo duuleen Maamulka Puntland.



dhalinyaradan oo u badan rag da’doodu tahay 14-18 sano jir ayaa waxa ay ka warameen sidii ay ugu biireen ururka, iyo howlaha ay qaabilsanaayeen.

Dhalinyaradan badankood ayaan ogayn sababihii ay u yimaadeen deegaanadaasi, waxaana loo sheegay in Gaalo lala soo  dagaalayo.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada