Qarax ka dhacay goob mashquul badan oo laga dukaamaysto Magaalada Istanbuul ee Dalka turkiga

Qarax ka dhacay goob mashquul badan oo laga dukaamaysto Magaalada Istanbuul ee Dalka turkiga

daajis.com:- Qof is qarxiyay oo weerraray goob mashquul badan oo laga dukaamaysto oo ku taal magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, ayaa waxa uu dilay ugu yaraan afar qof, sida ay mas’uuliyiintu sheegeen. 36 qof oo kale ayaa ku dhaawacantay, kuwaasi oo 12 ka mid ah ay ajaanib yihiin.


Bamka ayaa ku qarxay meel u dhaw dhisme dowladeed oo ku yaal wadada Istiklal. Ilaa iyo haatan cid sheegatay ma ay jirto in weerarkaas ay ka dambaysay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada