Raaxada ma ahan kaliya dhirirka guska ee…

Raaxada ma ahan kaliya dhirirka guska ee…

daajis.com:- Raaxa sariireed degdegta oosocota waqti gaaban isla markaana dhamaata wax nah ah ay leedahay ma leh labada qof ee raaxadaas wada qaadanayana ma helayaan qanac dhamays tiran haddaba hadaad si fiican u akhrisid qodoban isla markaana aad si wanaagsan u fulisid waxaa hubaala ah in aad gaaraysid raaxo dhamaystiran islamarkaana ay noloshiina ka lamaane ahaan ay wax weyn iska badalayaan gurigana ay kusoo kordhayaan farxad iyo
nashaad dheeraad ah. 

Siyaalaha la iskugu diyaariyo sariirta oo dhamays tiran ayaan idiin soo gudbinaynaa ka bogo oo meel mari.

Hadaba sidee la iskugu diyaarshaa?
Habeenka aad rabtid in aad u raaxaysid ama aad la qaadatid waqti xusuus mudan saaxiibtaa\kaa waa in aad:
Nasataa maalinta ka horaysa adigoo seexanaya hurdo aan lagaa dhex galin kuna seexanaya shayga ugu raaxada badan ee aad heli kartid isla markaana
seexanaya meel shanqar iyo buuq ka dheer darajada kulaylkeeduna uu yahay
mid aad u dhexdhexaad ah.

Qaado cunto wanaagsan oo u badan mid nafaqo leh adigoo iska ilaalinaya in aad
dareentid gaajo isla markaana cab sharaab uu ku badanyahy vitamin­C isla markaasna jirkaaga ka uumi baxa.

Galabtii markii la gaaro guda gal hagaajinta iyo nadiifinta jirkaag adiga oo ka bilaabaya ilkahaaga kuna xiginaya jirka intiisa kale ku qabayso biyo aab kulalayn sidoo kale isticmaal waxyaalaha jirka lagu nadiifiyo sida saabuun shaamboo iwm ha ilaawin in aad cuntid waxyaalo cunto fudud ah oo u badan
qudaar iyo hal koob oo qaxweah Maqribka marka la gaaro qaado casho wanaagsan ­hadaad ninka tahay guriga agagaarkiisa iska layrso, ­hadaad gabadha tahay markaas waxaa kuu yaala shaqo aad u fara badan qabays gaaban qaado ka dibna sariirtaad ama qolkaaga iska sii tag adiga oo udug aad us sareeya isticmaalaya isla markaana ku mashquulaya kala bixinta jirkaaga iyo timahaaga Cishaha marka la gaaro u diyaar garooba labadiinuba raaxada ayadoo ay mid waliba kan kale ku caawinyo in jawigu uu noqdo mid laga damacsanyahay in laga gaaro raaxo dhamays tiran,Ciyaarta markaad bilowdid ha ku dagdagin in aad isla markiiba labada geed afka isku galisaan ee ka hor mariya baashaal iyo sheeko wadnaha taabanaysa mudo qiyaas ahaan 60 daqiiqo ah.


Hadaad fulisid qodobadaan waxaan kuu hubnaa in ay halkas ka abuurmayso
raaxo nudo socota iyo farxad waarta, waxaana arkaysaa in kala fogaanshaha adi
iyo xaaskaaga ay meesha ka baxayaan waxaana hubaala ah in aad si daynaysaan wax danbe oo masayr ah.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada