daajis.com:- Habab Kala Duwan Ayaa Lagu Helaa Macaanka Gariirka Galmada , Iyadoo Ciyaar Sariireed Isu Dheeli Tiran Lagu Heli Karo Hababkaan Soo Socda.
Qaabka Faarisiga Ah : Habkaan Haween Waliba Waa Ay Jecel Yihiin , Waa Hab Haweeneyda U Ogalaaneysa In Ay Iyada Ahaado Qofta Ka Mas`Uulka Ah Cayaarta , Waana In Ninka Uu Ku Jiifato Dhabarkiisa Halka Haweneyda Ay Iyada Sara Mareyso.
Habkaan Haweeneyda Iyada Ayaa Is Maamuleysa Halka Gacamahedana Ay Saareyso Xabadkiisa , Waxa Uu Ninka Sidoo Kale Sii Xoojin Karaa Xaraarada Kacsiga Lamaantiisa Maadama Uu Ku Cayaarayo Labada Naasood
Habka Caalamiga Ah Ee Caadiga Ah: Waa Hab Inta Badan La Isticmaalo , Haweeneyda Ayaa Dhabarkeeda Ku Seexaneeysa Iyadoo Labadeeda Bowdana Kor U Qaadeysa , Waxa Ayna Tani Sahleysa In Shumis Kulul La Is Weydaarsado

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:00 and have
, Published at