Raga Bahalkoodu Howl Gabay Ee Qancin Waayay Xaaskooda Oo Xal Loo Helay

Raga Bahalkoodu Howl Gabay Ee Qancin Waayay Xaaskooda Oo Xal Loo Helay

daajis.com:-Ginseng waa geed aad u daran oo dacbiici ah oo guud ahaan jirka awood u keena gaar ahaan dhinaca galmada.

-Waxaa loo isticmaali karaa qaabab kala duwan sida shaah oo kale  inta loo kariyo ayaa la cabbaa, ama waxaa lagu dari karaa malab,
kadib rooti iyo iwm. baa lagu cunaa.

-Saamaynta geedkan dhinaca galmada waa mid aad u daran ragga isticmaalo waxay dareemaan kacsi daran iyo waxtar weyn oo ay ku
qancin karaan xasaskooda, geedkaan waxaa laga keenaa dalalka shiinaha, kuuriya iyo maraykanka.

-Ginseng wuxuu siinayaa ninka awood kacsiyeed oo naagta lagu hogaamin karo ilaa ay ka biyabaxdo. Geedkaan hadaad isticmaasho markasta iyadaa ka hor biyo bixaysaa taasina waxay keenaysaa inay si fiican u qanacdo. Hadii aad rabto waxaad helaysaa geedkaan oo kiniini ahaan u samaysan laakiin waxaa ka hoboon inuu dabiicii yahay oo isagoo sidiisa ah aad soo gadato

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada