Saabuunta:- "bikranimada" oo laga dayriyay...

Saabuunta:- "bikranimada" oo laga dayriyay...

daajis.com:-Qaar ka mid ah dumarka dalka Kenya ayaa waayahan waxay billaabeen inay si weyn u iibsadaan saabuunta bikranimada amaba Virginity Soap, oo laga hela dukaamada qaarkood.

Gabdhaha adeegsada ayaa sheegay inay isbaddel weyn ka dareemeen, balse siday ku warramayso Xafso Maxamuud, takhaatiirta ayaa ka digayo in adeegisga saabuntaasi ay keeni karto dhibaato dhanka caafimaadka ah.

Halkaan Ka dhagayso Gabdha Ka Hadlayaan Sabuunta siday ugu soo celisay Bikranimadooda


Xigasho BBBSOMALI.COM

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 12:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada