daajis.com:-In habeenka koowaad ee aqal galka in haweeneyda uu ka yimaado dhiig
waa arin dabiici ah balse sanado ka dib haddii aad ka cabaneyso in dhiig
uu kaa imaanayo ka dib kulanka naxariista waa muhiim in arintaas laga
qal qalo .
Waxaa suura gal ah in dhiigaas uu ka imaanayo dhabarka Minka ama gudaha fog ee minka .
Imaashaha dhiigga waxa ay calaamad u tahay qaar ka mid ah xanuuno
sida nooca jeermisyada Chlamydia, sidoo kale in hilib is haysta oo ku
yaal dhuunta fog ee minka waxa ay keeneysaa dhiig bax ,waxa ayna mararka
qaar taasi micnaheedu noqon kartaa kansarka minka .
Haddii aad uur leedahay oo aad isku aragto dhiig dhibco oo kaa
soo daadanaya ka dib ciyaarta taasi waxa ay muujineysaa in ibida go`day
Hadaba daajis ayaa kuula talineysa in haddii aad arimahaan isku aragto la xariir taqtar sida ugu dhaqsiyaha badan .
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:00 and have
, Published at