daajis.com:- iyadoo qaraxyo culus maalintii shalay ay ruxeyn magaalada Brussels ee dalka Belgum ayaa waxaa sheegtay mas’uuliyada qaraxyadaasi kooxda daacish waxaana ku dhintay qaraxyadaasi oo sexdax ahaa 30-qof waxaana ku dhaawacmay 200 oo kale.
Dagaalyahano katirsan Kooxda Daacish ayaa muujiyay sida ay ugu farxsan yihiin Qaraxyadii shalay ruxay magaalada Brussels, waxa ayna dagaalyahanadan Gobol kuyaala dalka Siiriya oo lagu magacaabo of Deir Ezzor, ka qeybiyeen nac nac iyo shukulaato .
Sawiro ay Kooxda Daacish barahooda ku baahiyeen ayaa la arkayay iyaga oo caruur iyo dad kalaba u qeybinaya Nac nac iyo shukulaato, waxa ayna ku muujinayeen sida ay ugu farxsan yihiin Qarxayadii shalay.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:30 and have
, Published at