daajis.com:-Arimo badan ayaa jira oo ku qasbaya ninka in si sahal ah aad ku gashid qalbigiisa hadaba shaqo badan uma baahna ee taladaan daajis Arimaha Bulshada kaliya raac.
* Tix Gilin: Inkastoo ay jiraan rag badan oo si qaldan u fahansan tix gilinta oo ka sii qaada kibir iyo kala talisnimo hadana ixtiraamka ayaa ah furaha guusha , ogoow in uusan ogalaan doonin in aad kula hadasho luqad adag.
* La Dhacsanaan : sida aad u dooneyso in uu kuula dhacsanaado ninkaada ayuu isna u doonayaa , waxa uu jecel yahay in aad qadariso wax qabadyadiisa xitta haddii ay yar yihiin , una muuji in aad la dhacsan tahay habka uu u dhaqmo.

* Ku qanacsanaan: maalin ha iloobin in ganuunaca iyo dalabadyada badan ay yihiin cadawga ninka ee mar waliba eeg xaaladda dhaqaale ee ninkaada.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 10:30 and have
, Published at