daajis.com:-Lamaanayaal badan ayaan aqoon muhiimada ay leedahay salaan subaxeedka
si loo helo guul iyo xasilooni nolosha lamaanaha ah waxa ayna furo u
tahay farxadda qoyska .
* Arin la hubo : tusaale 99% xaaladaha furiinka ee lamaanayaasha
Somalida ayaa muujinaya in ay ahaayeen dad aan is dhaafsan noocee doonto
ha ahaatee salaan subaxeedka .
* 92% lamanayaasha sida joogtada ah u dooda islana nool waxaa hubaal
ah in uusan dhex marin wadahadal jilicsan oo degan marka ay hurdada ka
soo toosaan .
*88% lamanayaasha dareema abaar nolosha qoyska
ah kana maqna yahay wax waliba oo wanaagsan ayaa la xusayaa in
bataatanba aysan aqoon salaan subaxeedka dhukanshada oo marka ay soo
toosaan dhukansho isuguma mahad celiyaan .
Qubarada arimaha qoyska ee daajis ayaa haatan ku sheegaya in
si looga bad baado qilaafyo maalmeedka loona dareemin caajis waxaa
lamaanayaasha la gudboon in ay ilaaliyaan salaan subaxeedka oo wax
waliba oo wanaag ah ayay furo u tahay biloowga maalintaas.
* Salaan subaxeedka waxa ay soo celisaa deganaanta qoyska 52% kuwo ay
joogtada u tahay dooda halka 42% ay caajiska ka qaado lamaanayaasha aan
farxadda dareemin maalintaas isna fahmin .
Sidaa darteed erayo jilicsan hal dhunkasho aad ku qabato daanka
xaaskaad/ninkaada ayaa u sabab ah kun farxad oo aad dareentaan iyo
xasilooni dhanka guriga ah maalintaas..
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:00 and have
, Published at