daajis.com:-Ragga badan ayaa inta ay is leeyihin haweeneyda soo jiita ayay waxa
ay ku dhaqaaqayaan talaabooyin la yaab ah taasi oo haweeneyda ku
qasbeysa in kumanaan Mayl ka fogaato ninka, waxa ayna daajis.com ku
sheegeysaa dhowr arin oo haweenka madax wareer ka qaadaan.
1-Xariirka Badan: in aad wicitaan badan ku sameyso haweeneyda aad
jeceshahay waxaad ku weyneysaa ixtiraamkii ay kuu haysay , waxa ayna ku
qasbeysaa xitaa in ay wayso in ay ku soo hiloowdo , waxaa ninyahoow aan
xariifka aheyn kuula gudboon in xariiro kooban la sameyso .
2-Ninka Ku Hor Ooya Haweeneyda: waxaa hubaal ah in haweeneyda
jeceshahay ninka dareemaha naxarista leh balse ka digtonaaw niyahow in
aad ahaato nin jil jleeca ka batay si aysan haweeneyda u seegin fahamki
ninka ay ka qabtay , ogaaw haweenka waxa ay si weyn uga helaan ninka
xoogan oo u dulqaadan kara culeysyada .
3-Ninka dadka hortooda ku buun buuniya dareemihiisa: haweeneyda
waa ay jeceshahay in meel waliba ugu muujiso jaceylka aad u qabto balse
waa hab ixtiraam uu ku jiro ogaaw kama hesho mid ka bad badis ah taasi
oo dadka kale ka xishoosineysa .
4- In loola dhaqmo sida cunigii: ma jeclo haweeneyda ninka sida cunug ula dhaqma , ee ninyahoow iska badel dabeecadaas.
5-Ninka wax waliba haweeneyda adiga dooro dhaha: waxaa muhiim ah in
xaaskada wax yaabaha qaar uga tagato in iyada doorato waxana muhiim ah
in ay dareento in aad garab taagan tahay ra`yigaadana siiso balse ma
ficna in wax waliba tirahdo sameey adiga doro waxi kula haboon .
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:00 and have
, Published at