daajis.com:- Eey Shan sano jir ah oo lagu magacaabo Shiba ayaa soo jiiday dareenka dad badan oo ku nool dalka Mareykanka, gaar ahaan New York, kaasoo noqday Model sameeya ama dhar xayeysiiye.
Eeygaan oo soo jiiday dareenka shirkaddo badan oo soo saara dharka ayaa waxay heshiisyo la galeen Milkiilayaasha Shiba oo lagu kala magacaabo Dave Fung oo 29 sano jir ah, iyo Yena Kim, 27.
Shiba ayaa muuqaal laga soo geliyay barta Youtube-ka iyo Instagram wuxuu ku helay taageerayaal badan oo jecleystay qaabka loogu labisay iyo sida loogu geliyay ookiyaalaha indhaha.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 09:00 and have
, Published at