Video:- Haramcad ka faa’iideystay 2 Baciid oo dagaalamayay

Video:- Haramcad ka faa’iideystay 2 Baciid oo dagaalamayay

daajis.com:- Haramcad ayaa si cajiib ah ugu faa’iideystay labo Baciid oo dagaalamayay, kuwaasi oo ku sugnaa deegaan ay ku badan yihiin duur joogta oo ku taal dalka Botswana.

Mid ka mid ah Baciidka iyo Haramcadka oo dhabarka ka qabsaday ayaa si geesinimo leh uu isaga fujiyay, sidaasina uu ku baxsaday Baciidkii.

Muuqaalkaan ayaa waxaa soo duubay Thomas Nkwazi, waxaana soo saaray Mark Hodge  tifatirkiisana waxaa leh Joshua 

muuqaalkaan qeyb ka mid ah wey ka turjumayaa somalia taas oo ah in somalia dhexdeeda sidaa u dagaalamayaan shasheeya kalane ka faadideysanayaan intaa is haysano.
marka hadaanan isku duubneen waan go'nay waana go,aynaa.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada