Wax
kasta waxaa iga haleeyay Maseyrkeyga, Ninkeygana waan jeclahay, laakiin
hadana ma aqaano ..” sidaasi waxaa ku calaacashay Asli Moogane oo
sheegtay in iyada iyo Seygeeda muran joogta ah uu ka dhex taagan yahay.
“Dareenkeyga ma xakameyn karo, markaan arko ninkeyga oo la hadlaya ama
la taagan qof dumar ah, isagana wuxuu ii sheegaa in meel cidlo ah aan ka
didayo, taas ayaana keenta khilaafka” ayay hadalkeeda sii raacisay.

“Waan jecelahay in
reerkeenu noqdo mid xasilan, laakiin side lagu helaa,… waxaan ka
shakiyaa maqnaashahiisa, intuu iga maqan yahay, waxbaa igu taagan, isaga
uun baan ka fekeraa, markuu guriga yimaado ee aan su’aalo weydiiyo,
waaba dagaal” ayay tiri Asli.
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 09:30 and have
, Published at