daajis.com:- Waxa ayna ragga taasi ku qasabtaa in xodxodasho dawarsi la mid ah u galaan iyaga oo ka baqaya in naagta ka diido galmada , ogoow ragga habkaasi ma jecla waxa ayna u arkaan in naagta rabto in ay qabsato kuna cayaarto dareemihiisa.
Haweeneyda Oo Iska Dhigta Mid Ka Yaqyaqsata In Ay Salaaxdo geedka Ninka Iyo Jirkiisa:
Arintaani ragga xanaaq waali ah ayay ka qaadaan , waxa ayna u arkaan in naagtu taabashada jirkiisa jecleyn .Haweeneyda Oo U Dhaqanta Sida In Ay Tahay Police Trafficka Sariirta:
Haweenka qaarkood ayaa ku dhaqaaqaa in tilmaamooyin ay siiyaan ragga oo ku aadan sida weerarka galmada u bilaabayo taasi oo soconeysa inta galmada socoto , iyo in naagta far dhaqaajin sida alwaax iska jiifto taasi ragga waa ka xumaadaan .
Hadalka Badan Xiliga Galmada Socoto: Tani saameyn nafsiyan ayay ragga ku yeelataa , ragga ma jecla in hadal sameyn ku yeelana in naagtu tiraahdo taasina in galmada uu ka caago ayay keeneysa.
Haweenka Oo Jirkeeda Daryeelin: Sida Urka afkeeda ka soo baxa ama dharka ay xiran tahay ama jawiga guriga taasi in ninka galmada ka haajiro ayay keeneysa.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 09:00 and have
, Published at