Allaha Unaxariistee:- Muwan somali ah oo ku jiray qaxooti ka UNHCR-da wadanka Indonesia, Jakarta oo la dilay iyo kuwii dilay

Allaha Unaxariistee:- Muwan somali ah oo ku jiray qaxooti ka UNHCR-da wadanka Indonesia, Jakarta oo la dilay iyo kuwii dilay

daajis.com:-wiilkaan ayaa waxaa ku goobteen saaxibadiisa oo indonesian ah kadibna meedkiisa ugu tageen jidka dhaxdiisa

wiilkaan somalida qaxootiga oo lagu magacaabo  Ahmed Mohammad Ahmed oo ka diiwan gashan unhcr ta jakarta, ayaa xalay saqdii dhexe saacada markey aheyd 3:00 habeenimo dileen saaxibadiisa garaaceen kuna goobteen ilaa u ka dhinto 21/april/2016 sidaan kasoo xiganay websiteka: 


meedkiisa ayaa saakay waxaa arkay dadka xaafada oo isla markiiba police ka ku wargaliyay

policeka ayaa isla markiiba soo qabtay ragii dilay wiilkaan somalida qaxootiga ah kadib markeey heleen muuqaal ay duubtay kamirada cctv ga ee ku xerneed meel u dhaw meesha ay ku dileen wiilka somalida oo ay ku goobteen

raga lasoo qabtay oo afar ah ayaa qirtay danbigooda waxeyna sheegeen in wiilka saaxiibkooda somalida ah ay isla cabaayeen qamriga nuuca loo yaqaan calaqa. markeey iska dharjiyeen calaqa ay sarqaameen ayaa wiilka somalida hadala caay ah oo xun ku dhahay wilasha indonesian ka oo ayagana cabsan. feerkana wiilka somaliga ayaa bilaabay ayey dheheen eedesanaayasha indonesian ka lasoo qabtay

laakiin police ka ayaa heesta cadeen ay duubtay kamira cctv ga lo yaqaano ayagoo ku goobanaayo 6 wiil oo indonesian ah wiilkaan la dilay.



police ka ayaa yiri "qaabkee wax u dheceen iyo sababta ay u dileen qaar kamid ah raga dilay waxey ahaayeen saaxiibadiis waxey isla cabaayeen alkohol (qamri) wadada tareenka akteeda meeshaas ayeyna isku soo dagaaleen markahore iyo aflagaado isugu geeysteen kadib saaxibadiis wey xanaaqeen weyna ku goobteen iskuulka sma37 hortiisa ku dileen waxaana duubtay camira cctv iskuulka ku rakibneed" ayuu yiri police ka oo u waramayay tvga gudaha laga leeyahay


war bixintaan waxaan kasoo xiganay website yada ugu afka dheer wadankaan indoesia 

wiilka la dilay ee somalida ah ahmed oo lasawiran gabar indonesian ah

meedka wiilka somalida oo jidka yaalo intaan la qaadin saakay

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada