Askar ku dhimatay weerar lagu qaaday saldhiga degmada Kaaraan

Askar ku dhimatay weerar lagu qaaday saldhiga degmada Kaaraan

daajis.com:- Seddax akari oo ka tirsan ciidamada booliska ee degmada Kaaraan ayaa ku dhintay, Shan kalena waa ku dhaawacmeen qarax caawa lagu weeraray saldhiga degmada Kaaraan.

Qaraxaan ayaa loo adeegsaday bamka gacanta laga tuuro, waxaana uu ahaa mid lala helay gudaha saldhiga xili ciidamada ay ku wada sugnaayeen.

kooxaha falkaan geystay ayaa baxsaday, waxaana lagu guul dareystay in la daba galo maliishiyada falkaasi geystay oo la rumeysan yahay in ay taabacsan yihiin kooxda Al-Shabaab.
Degmada Kaaraan ee waqooyiga magaalada Muqdisho, ayaa waxay ka mid tahay degmooyinka ugu xasiloon gobolka Banaadir ee dilalka iyo qaraxyada aysan ka dhicin.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:38 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada