Cudurka kaduudiyaha oo fara ba’an ku haaya shacabka Muqdisho

Cudurka kaduudiyaha oo fara ba’an ku haaya shacabka Muqdisho

daajis.com:- Toddobaadyadii u dambeeyay waxaa magaalada Muqdisho iyo deegaanno ku dhow dhow ku soo badanayay dad uu soo ridanayo cudur ay Soomaalidu ula baxday Kaduudiye oo haleela xubnaha kala goysyada bani aadamnka.

Cudurkan oo Somalia aad uga caan baxay sanadkii 2005-tii ayaysan Soomaalidu wax badan ka fahamsaneyn.

Bahda caafimaadka ayaa ku tilmaamay xanuuno kala duwan. Qaar baa ku tilmaamay Dangue Fever, kuwo kalena waxey ku sheegeen Chikungunya- (Jekengunya ) – oo labaduna ah cudurro leh caabuq ku dhaca kala gooysyada xubnaha.
Dr. Xassan Cali Maxamed oo qaabilsan cudurada Guud iyo qaliinka kana howlgala magaalada Muqdisho ayaa ka warramaya waxa uu cudurkan yahay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada