Daawo: Amiin Caamir oo Sawir Murugo badan ka sameeyay Xaalada Soomaliya “DAL LA HAYSO, oo hadana is Haysta”

Daawo: Amiin Caamir oo Sawir Murugo badan ka sameeyay Xaalada Soomaliya “DAL LA HAYSO, oo hadana is Haysta”

daajis.com:- Farshanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa Sawir Murugo badan Wuxuu ka sameeyay Xaalada Soomaaliya ay gashay, gaar ahaan dhibaatada maamul Goboleedyada Soomaaliya.


Amiin Caamir ayaa sidoo kale wuxuu sawir ku muujiyey “DAL LA HAYSO, OO HADANA IS HAYSTA” iyo Sidoo kale markii Soomaali ay dhexdeeda isdishay sida Cadowgu u  dhaxlay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada