daajis.com:- Waxaa magaalada Muqdisho maalmahan ka socotay dood ku saabsanayd Caasimada Somalia ee Mqdisho iyo maqaamkeeda.Doodan waxaa furay Axmed Diiriye iyo Maxamed Xasan Xaad oo shir saxaafadeed ka sheegay in magaalada Muqdisho ay tahay magaalo Hawiye Soomaalida kalana ay marti ku tahay.
Hadalkan ayaa buuq badan dhaliyay waxayna idaacada maxaliga ah ee Goobjoog uqabatay dood odoyaal dhowr ah oo kasoo kala jeeda Beelaha Soomaaliyeed.
Doodan waxaa ka qayb qaatay oday reer Banaadiri ah,Axmed Diiriye,Suldaan Beele iyo Uunsane.Odaygii reer Banaadiriga ahaa ayaa la weydiiyay sida uu u arko hadalka axmed Diiriye ee ah Muqdisho hawiye ayaa Leh.
HALKAN DAAWO AXMED DIIRIYE OO MAR KALE MUQDISHO KA HADLAY
Odaygii reer Banaadiriga ahaa ayaa yidhi Muqdisho waxaa loogu yimid Reer Mataan oo ah Jilib Abgaal ah iyo reer Banaadiri.Arintu marka ay halkaas marayso ayaa waxaa doodii soo galay Axmed Diiriye.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:30 and have
, Published at