Daawo:- Beelaha Habar­-gidir iyo Biyo­-maal ee ku dagaalamay gobolka Shabeelada hoose oo maanta wada gaaray Heshiis

Daawo:- Beelaha Habar­-gidir iyo Biyo­-maal ee ku dagaalamay gobolka Shabeelada hoose oo maanta wada gaaray Heshiis

daajis.com:- Shir lagu xalinayo dagaal beeleedyo kusoo laalaabtay deegaanada Gobolka Shabeelaha Hoose aya amaanta ka dhacay magaalada Marko, waxaana  shirkaasi oo ay ka qeyb galay beelaha ku dagaalamay gobolka Shabeelaha Hoose iyo maamulka Gobolka.


Waxyaabaha kasoo baxay shirkaasi oo si hordhac ah loo soo saaray ayaa waxaa kamid ah seddex qodob oo lagu hakin karo dagaal beeleedyada ” In Maleeshiyaadka la kala qaado oo goobaha ay isku horfadhiyaan la geeyo ciidamada Nabad Suggida iyo ciidanka Millateriga,   In baro cayiman la geeyo Maleeshiyaadka hubaysan ee dirirta u dhaxeysa iyo  In la isku furo isu socodka dadka labada dhinac ka soo kala jeeda”.

Shabeelaha Hoose ayaa waxaa ka dhacay dagaal beeleedyo soo laalaabtay oo u dhaxeeyo maleeshiyo beeleedyo ku kala abtirsada Habar-gidir iyo Biyo-maal.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:32 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada