Daawo:- Daanyeer Muddo Saacado ah Jahwareer ku Riday Magaalada Sendai ee Dalka Japan

Daawo:- Daanyeer Muddo Saacado ah Jahwareer ku Riday Magaalada Sendai ee Dalka Japan

daajis.com:- Magaalada Sendai ee dalka Japan ayaa waxaa aad u qalqal galiyay Daanyeer aad u weyn oo fuulay Baalaha Korontada, kadib markii uu kasoo baxsaday goob lagu xanaaneeyo oo zoo ah.

Daanyeerkanai ayaa dhowr saac dul socday guryaha, goobaha shaqada iyo tabeelayaasha kala gubiya korontada ee magaalada Sendai ee dalkaasi Japan.



Daanyeerkaani ayaa isku dayay inuu weeraro dhowr qof oo uu ka cabsi qabay inay qabtaan, waxaana markii danbe soo weerartay dhowr qof oo ka shaqeyneysay goobta uu kasoo baxsaday kuwaasi oo gacanta ku dhigay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada