daajis.com:-Waxaa ayaamihii u danbeeyay is jiid jiidanayay golaha xilalka sar sare ka haya xisbiga UCID ee maamulka Soomaaliland iyaga oo isku eedaynaya in midba midka kale xisbi dabada ku hayo.
Halkan waxaan idiin ku haynaa waraysi gaaban uu bixiyay Gudoomiyaha xisbiga UCID halkaas oo uu ku sheegay in Cali Gurey oo isku dirayo isaga iyo Jamaal cali xuseen wax faa’ido ahna aanu ku kordhin xisbiga waa sida uu yidhiye.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:30 and have
, Published at