Daawo:- Gabadh yar oo Cadaan ah oo dhawaan Qoyskeedu Muslimeen oo Jeclaatay Quruxda Xijaabka (DAAWO)

Daawo:- Gabadh yar oo Cadaan ah oo dhawaan Qoyskeedu Muslimeen oo Jeclaatay Quruxda Xijaabka (DAAWO)

daajis.com:- Gabar aad u da´yar oo dhawaan ay soo Muslimeen dhamaan qoyskeeda ayaa waxa ay ka sheekeeneysaa quruxda iyo xirashada Xijaabka taas oo dad badan ugu yeertay inay sidoo kale qaataan Diinta Islaamka .



Diinta Islaamka oo naxariis iyo nabadgalyo loo soo dajiyay ayaa sanad kasta waxaa qaata boqolaal kun oo qof , in kastoo ay soo baxeen kooxo dadka ku dhiibaateenaya magaca Diinta Islaamka , isla mar ahaantaana qalaya oo qarxinaya cid kasta si looga cararo diinteena suuban .

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada