daajis.com:- Gabadhan Soomaaliyeed oo lagu magacaabo naciima oo u dhaxday nin Siiriyaan ah oo qaxooti markeedi hore ku ahayd wadanka Siiriya ayaa hadeer ninkeedu mar kale noqday qaxooti .
Waxay ku nool yihiin wadanka Finland, gabadhan Soomaaliyeed ayaa ka cabanaysa cunsurinimo iyada iyo ilmaheeda lagula kaco markasta.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:01 and have
, Published at