Daawo:- Happy Khalif oo la Kulmay Dhalinyaro ka soo Goosatay Ururka Al Shabaab (VIDEO)

Daawo:- Happy Khalif oo la Kulmay Dhalinyaro ka soo Goosatay Ururka Al Shabaab (VIDEO)

daajis.com:- Majaajiliistaha Happy Khaliif oo imminka ku sugan magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa waxa uu la kulmay dhalinyaro isugu jira kuwa ka soo goostay ururka Al Shabaab iyo kuwo la soo qabtay iyaga aan weli qaangaarin.

Happy Khaliif oo dhalinyaradan kula hadlay goob fagaare ah ayaa dhalinyrada ku guubaabiyey inay wax bartaan oo ay wadankooda wax u qabtaan.


Kulankan ayaa waxaa soo abaabulay mas’uuliyiinta barnaamijka dhaqan celinta qaranka, kuwaas oo dhalinyaradan fursad u siiyay inay la kulmaan Majaajiliistaha Happy Khaliif.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada