daajis.com:- Hooyo Soomaaliyeed oo 22 Sano jir ah, ayaa Gabadh Yar oo 14-bilood Jirta oo Ay dhashay Ku Dishay Melbourne Australia, waxayna Dilkaasi Dusha ka saartay Wiil Soomaaliyeed.
Ciidamada Booliska ee dalka Australia ayaa Baadhitaan kadib waxay Ogaadeen inay Dishay Gabadheeda, Islamarkaana ay ku Tuurtay Doox Biyo Mareen ah oo ku dhow Xaafada Soomaalidu ay dagto, Waxaana sidoo kale Sida wax u dhaceen ka waramay Gudoomiyaha Jaalliyada Soomaalida.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:30 and have
, Published at