Daawo: Libaax soo fakaday oo lagu toogtay gudaha magaalada Nairobi

Daawo: Libaax soo fakaday oo lagu toogtay gudaha magaalada Nairobi

daajis.com:- Libaax kasoo fakaday xarunta lagu xannaaneeyo libaaxyada iyo duur joogta kale ee magaalada Nairobi, ayaa ciidamada ilaalada xayawaanka toogteen, kadib markii uu soo baxsaday, dhaawacna u geystay nin saarnaa mooto.

Muuqaal naxdin badan oo laga soo duubay qaabka loo toogtay Libaaxaasi oo warbaahinta Kenya baahiyeen ayaa muujinaaya ciidamada ilaalada oo dhowr xabadood ku tooganaya libaaxa, kadibna dhulka ku dhacaya isagoo careysan.
 
Dadweyne fara badan ayaa sidoo kale kusoo yaacay Libaaxaan, kuwaasi oo waramo ku hubeysnaa si ay ugu hortagaan qatartiisa.

Labo todobaad ka hor ayaa sidaan oo kae libaax kasoo baxsaday isla beertaan lagu xannaaneeyo xayawaanka uu dhaawac u geystay oday waayeel ah, isla markaana dilay 100 neef oo Ido ah.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada