Daawo:- Madaxda Maamul Goboleedyada oo Gaaray Magaalada Roma ee Dalka Talyaaniga

Daawo:- Madaxda Maamul Goboleedyada oo Gaaray Magaalada Roma ee Dalka Talyaaniga

daajis.com:- Madaxda Maamul goboleedyada dalka ayaa waxa ay ku sii qul qulayaan magaalada Roma ee caasimadda dalka talyaaniga, iyagoo madaxdani sheegay inay casuumaad rasmi ah ka heleen dowladda dalka Talyaaniga.

Hadaba Madaxweynaha Dowlad Goboleedyada Koofur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Kan maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo iyaguna soo gaaray Dalka Talyaaniga ayaa ka war bixiyay sababta ay u yimaadeen magaalada Rome.

Madaxweynha Koonfur galbeed oo Warbaahinta Soomaalida kula hadlay magaaladda Roma ayaa sheegay in Madaxda maamul goboleedyada ay shir ugu qeyb galaya magaalada Rome ee Dalka Talyaaniga, waxaana shirkaasi loogu hadli doonaa arrimaha Soomaaliya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada