DAAWO MUUQAAL: Faysal Waraabe oo Xilkii ka qaaday Cali GUREY iyo Xubnihii Ka Hor yimid iyo Xiisada ka Dhextaagan

DAAWO MUUQAAL: Faysal Waraabe oo Xilkii ka qaaday Cali GUREY iyo Xubnihii Ka Hor yimid iyo Xiisada ka Dhextaagan

daajis.com:- Faysal cali waraabe ayaa wuxuu Xilkii ka qaaday Xubno kamid ah Xisbigiisa, kadib Xiisad mudooyinkii ugu danbeeyay ka taagnayd Xubnaha Xisbigaasi.


Waxaa Xubnaha uu Xilka uu qaaday ka mid ah CALI GUREY oo ugu magacownaa Gudoomiye Ku xigeenka 3-aad ee Xisbigaasi, Kadib markii uu dhowaan la saftay Jamaal Cali Xuseen.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada