daajis.com:- Isbitaal ku yaala galbeedka dalka India, ayaa Jimcihii lasoo dhaafay waxaa ku dhashay ilmo mataano ah oo leh hal madax iyo qaarka sare ee jirkooda.
Sawiro naxdin leh oo laga soo qaaday mataanahaan, ayaa muujinaya ineey ku dhasheen iyagoo wadaaga madaxa iyo xabadka, laakiin waxaa u kala soocan sida ay dhaqaatiirtu sheegeen Wadnaha, Gacmaha iyo Lugaha, waxeeyna ku dhasheen Isbitaal ku yaal magaalada Gujarat ee galbeedka India.
Dhaqaatiirta ayaa xaqiijiyay in mataanahan Mucjisada ku dhashay, ay noolaayeen oo keliya 6 daqiiqo markii ay ifka imaadeen.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:56 and have
, Published at