Daawo Sawirada QUruxbadan:- Madaxweyne Al-Bashiir oo si heer sare ah usoo dhoweeyay dhigiisa Soomaaliya

Daawo Sawirada QUruxbadan:- Madaxweyne Al-Bashiir oo si heer sare ah usoo dhoweeyay dhigiisa Soomaaliya

daajis.com:- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gelinkii danbe ee maanta gaaray magaalada Khartoum ee dalka Suudaan, kadib casuumaad uu ka helay Madaxweyne Cumar Xasan Al-bashiir.

Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya waxaa garoonka caalamiga ah ee Khartoum ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Albashiir, wasiiro iyo saraakiil sare iyo safaaradda Soomaalida ee Suudaan.

Socdaalka Xasan Sheekh ayaa ku saabsan xiriirka labada dal iyo taageero dowladda Suudaan siineyso Soomaaliya iyadoo ka mida dalalka Jaamacadda Carabta ee bixiya qaaraan lagu kabo miisaaniyadda dowladda Soomaaliya.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:22 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada