Daawo Sawirada: Ruushka oo si aan horay loo arag u bahdilay Mareykanka UK iyo Jarmalka..

Daawo Sawirada: Ruushka oo si aan horay loo arag u bahdilay Mareykanka UK iyo Jarmalka..

daajis.com:- Baarkaani ayaa waxa uu ku yaala Dalka Russia, gaar ahaan magaalada Krasnoyarsk ee gobolka Sibir, waxaana ka cunteyso maalqabeeno, Fanaaniin iyo dad dhex dhexaad ah.

Baarkaani oo aad u weyn ayaa waxaa lagu magacaabaa ”President Cafe”, iyadoo inta badan Baarkaasi laga isticmaalo Tiish ka sameysan Sawirka Madaxweynaha Mareykanka Obama.

Baarka ayaa waxaa sidoo kale lagu bahdilaa tiro madaxweynayaal gaar ahaan kuwa kasoo horjeeda Siyaasada dalka Russia.

Dadka macaamiisha u ah Baarka oo gabi ahaan u dhashay dalka Russia ayaa si gaar ah u bahdila Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama, R/wasaaraha dalka Ingriiska David Cameron iyo Angela Merkel oo madax ka ah dalka Jarmalka.

Waxaa ugu daran Madaxweynaha Mareykanka Obama oo isaga Sawirkiisa lagu tir-tirto saxarada, halka David Cameron iyo Angela Merkel iyaguna lagu kaadiyo sawirradooda.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada