Daawo:- Shiish-yahan ISIS ah oo gantaal la helay taanki ciidamada Turkiga leeyihiin

Daawo:- Shiish-yahan ISIS ah oo gantaal la helay taanki ciidamada Turkiga leeyihiin

daajis.com:- Kooxda isku magacowday dowladda Islaamiga ee ISIS ayaa soo bandhigtay muuqaal video ah oo muujinaayo Shiishyahan ka tirsan ISIS oo gantaal la helaya taanki ciidamada Turkiga leeyihiin oo ku sugnaa buuraleyda duleedka Mosul.

Muuqaalkaan oo kooxda ISIS isku xayeysiineysay oo si weyn u baahiyeen warbaahinta caalamiga ayaa waxaa qarsooneyn awooda kooxda ISIS u leeyihiin inay meelaha fog wax ka qarbudaan ama ka duqeeyaan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:52 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada