daajis.com:- Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa sheegay inay shaqayn waayey go’aan uu horay uga soo saaray Ethiopian-ka wareejiya alaabta ee loo yaqaan (Badal Badal).
Dhanka kale wasiirka amniga Puntland ayaa sheegay inuusan waxba ka jirin eedeyn ay Gal-mudug usoo jeedisay Puntland oo ay sheegtay inay ka qayb tahay dagaal ka dhacay deegaanka Daacdheer oo ah xadka deegaanka Soomaalida Ethiopia iyo Gal-mudug, Qarjab ayaana tilmaamay in aysan Puntland qayb ka ahayn dagaalkaas, warkaasna uu yahay mid been abuura.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:00 and have
, Published at