daajis.com:- Warbixin la soo saaray Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa waxaa lagu ammaanay isbadalka ay dowladda Federaalka ay ku tilaabsatay ee dhinaca siyaasada ah ee ka hana qaaday dalka Soomaaliya afartii sano ee la soo dhaafay.
Golaha Ammaanka ayaa warbixintan soo saaray kadib kulan uu warbixin kaga dhageystay madaxweyne Xasan Sheekh, Waxana ay xubnaha Golaha Ammaanka ay markale sheegeen inay rajeynayaan in wax waqti kordhin ah aan loo sameyn hay’adda dowladda Soomaaliya ee iminka jira, waxana uu goluhu walaac ka muuiyey xaaladda amni ee Soomaaliya isagoo ku tilmaamay mid aad u jilicsan.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:00 and have
, Published at