Daawo Video: Qaybaha kala duwan ee Shacabka Muqdisho oo ka rajo Dhigay Xaalada Somalia & Ciidanka Shisheeye

Daawo Video: Qaybaha kala duwan ee Shacabka Muqdisho oo ka rajo Dhigay Xaalada Somalia & Ciidanka Shisheeye

daajis.com:- Waxgarad, Siyaasiyiin iyo Madaxda dhaqanka ee ku nool magaalada Muqdisho ayaa siwayn uga  hadlay xaalada ay Soomaaliya Gashay, iyagoo ka Rajo dhigay Ciidamada Shisheeye.



Waxayna sidoo kale ka hadleen  Arimaha Ammaanka, Doorashooyinka, Maamul Goboleedyada iyo Dhisme Ciidan oo uu yeesho wadanka Soomaaliya.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada