Daawo Video: Tv-ga Somali Channel oo baahiyey Fadeexad ka taagan Berbera “Hadii Aad Hawiye Ama Daarood tahay istaag, Hadii aad ISAAQ tahay soo Gal”

Daawo Video: Tv-ga Somali Channel oo baahiyey Fadeexad ka taagan Berbera “Hadii Aad Hawiye Ama Daarood tahay istaag, Hadii aad ISAAQ tahay soo Gal”

daajis.com:-  yaab waxaa dekeda magaalada berbera ka dhacay Fadeexadii ugu waynayd, Sida uu baahiyey Tv-ga Somali Channel, Kadib markii gaadiidleyda kale oo dhan laga celiyey, Iyadoo loo ogolaaday Kuwa kasoo Jeeda Beesha Isaaq, Waxaana halkaasi si wada jir ah uga hadlay Qaar kamid ah gaadiid leyda dhibaatada loo gaystay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada