daajis.com:- Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in 82 Qof soo uu soo ritay cudur lagu sheegay in uu shuban Biyood yahay, kaasi oo 12 qof oo ka mid ah dadka uu soo ritay ay ugu geeriyoodeen deegaanno hoostaga Gobalka Jubbada Dhexe.
Wasaaradda Caafimaadka ayaa xaqiijineysa in magaalada Bu’aale oo ah Magaalo Madaxda Gobalka Jubbada Dhexe uu cudurku soo ritay 21 qof, hal ruux oo kamid ahna uu u dhintay, magaalada saakoow waxa uu cudurku soo ritay 54 qof, 11 ayaa u dhimatay, Halka Magaalada Jilib uu cudurkaasi soo ritay 7 qof, mana jirin wax dhimasha ah.
WARAKI OO FAHA FAHASAN KAGA BAGO HALKAAN
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:00 and have
, Published at