daajis.com:- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horaysay ka hadlay gabdhaha Soomaaliyeed ee la sheegay in la geeyay wadanka Sacuudiga si ay kaga shaqeestaan dalkaas.
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in wax ceeb ah aysan ahayn in gabdhaha Soomaaliyeed ay ka shaqeestaan wadanka Itoobiya, sidoo kalana dowlada haatan ay la socoto shaqooyinka ay qabanayaan.
“Gabdhaheena hada waxay tahriibaan ayaga oo shaqo doon ah, laakiin hada waxay baxayaan ayaga oo sharci leh oo ay daba socoto dowlada federaalka Soomaaliya.”sidaasi waxaa yiri madaxweynaha Soomaaliya.
RIIX HALKAN: DAAWO MUUQAALKAFADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:30 and have
, Published at