Daawo: Xildhibaan Xoosh oo ka hadlay Boobka ay wadaan Gaas iyo Beeshiisa, Isagoo ka hor yimid heshiiskii Garoowe

Daawo: Xildhibaan Xoosh oo ka hadlay Boobka ay wadaan Gaas iyo Beeshiisa, Isagoo ka hor yimid heshiiskii Garoowe

daajis.com:- Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa ka soo horeestay heshiiskii dowladda Federaalka iyo Puntland ee lagu saxiixay Garoowe, isagoo ku baaqay in dib loogu laabto heshiiskaas.



Waxaa uu sheegay inay muhiim tahay in la ixtiraami beelaha, isla markaana aanay aheyn in awood qeybsiga la isugu geeyo caasimadaha Gobolada “Puntland waxay u dagaalameysa in awooda lagu soo wareejiyo, Madaxweynaha Puntland asiga laftirkiisa beel ayuu ka yimaadaa, mana ahan in awood loo siiyo inuu wax soo xulo, waa in beelaha degan gobolada la ixtiraamo”ayuu yiri Xildhibaan Xoosh.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in heshiiskaas aan ka turjumeyn maslaxada dadka Soomaaliyeed, balse uu yahay heshiis si gaar ah awood u siinaya shaqsiyaad.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada